Madaxweyne Siilanyo Oo Gaadhey Magaalada Berbera Iyo Qaabkii Loogu Soo Dhaweeyey + [Muuqaal]

Berbera (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo
iyo wafti baaladhan oo uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay gaadheen magaalada Berbera ee Xarunta gobalka Saaxil
Madaxweynaha ayaa ujeedka uu halkaasi u tagtay waxaa uu afhayeenka madaxweynuhu ku sheegay in ay taahay sidii uu uga qeyb gali lahaa xaflad shirkada Dp World loogu wareejinaayo dekada Magaalada Berbera maamulkeeda oo bari ka dhici doonta magaalada Berbera

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan