Marwo Aamina Waris Oo Iminka Warbaahinta Hor Timid Iyo Arimaha Ay Ka Hadashey + [Muuqaal]..15.05.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo Aamina Waris Xaaji Maxamuud Jirde ayaa
waxaa ay goor dhaweyd warbaahinta kala hadashey shacbiga Somaliland gudo iyo dibad ba gaar ahaan haweenka

Marwada ayaa waxaa ay dirtay Fariin ku saabsan xuska maalinta 18 May iyo abaaraha xoogan ee dalka ku dhuftey