Marxuum Kanadiid Cabdikarim Jaamac oo maanta aas qaran loogu sameeyey magaaladda Milton Kense Iyo boqolaal qof oo kasoo qayb galay.+Sawiro..09.05.17

Marxuum  Kanadiid Cabdikarim Jaamac oo maanta aas qaran loogu sameeyey magaaladda Milton Kense Iyo boqolaal qof oo kasoo qayb galay.+Sawiro..09.05.17

IMG_2462

Inaalilaahi wa inaalilaahi Raajicuun.

Waxa magaaladda Milton Kense ee cariga Ingiriiska maanta aas qaran loogu sameeyey Allah ha unaxariistee Marxuum Kanadiid Cabdikarim Jaamac oo dhawaan geeriyooday.IMG_2452

Allah ha u naxariistee Marxuum Kanadiid Cabdikarim Jaamac waxa askiisa kasoo qayb galay dad aad u farabadan oo kasoo kala kicitimay daafaha dalka Ingiriiska.IMG_2456

Waxa uu ahaa Aaskii ugu dadka badnaa ee in dhaweyd ka dhaca dalka Ingiriiska,Wax dhawaan dadkii kasoo qaybgalay aasku ay aad ugu duceynayeen marxuumka oo ahaa Allah ha u naxariistee shakhsi aad u wacnaa oo dadka badankoodu ay xabaasha ka sheegayeen.

Shabakadda Salaanmedia waxay Tacsi u diraysaa,Caruurtii,Xaaskiisa,Qaraabada Iyo dhamaan asxaabtii uu ka tagay in Allah samir Iyo imaan ka siiyo.IMG_2453 IMG_2454 IMG_2457 IMG_2458 IMG_2462

Salaanmedia/UK