Ogeysiis Ujeedo: Shirka Garabka Dhalinyarada Waddani UK.15.05.17

XISBIGA WADDANI
SOMLAILAND NATIONAL PARTYwaddani logo

REF/XIS/WAD/UK/9517/2017​Taariikh: May 15, 2017​​
Ku: Dhamaan dhalinyarada Waddani UK
OG: dhamaan Laamaha Waddani UK
OG: Guddida Fulinta Waddani UK
OG Maamulka Waddani UK

Ujeedo: Shirka Garabka Dhalinyarada Waddani UK
Dhamaan Waxaa la ogaysiinayaa garabka dhalin yarada ee Waddani UK in ay si mug iyo miisaan leh uga soo qayb galaan shirka dardar galinta garabka dhalinyarada ee Xisbiga Waddani UK, shirkaas oo dhici doona hadii Alle yidhaa habeenka jimcaha ee sabtidu soo galayso ee bishi tahay 19/05/2017. Goobtu waa NAGMA BANQUETING: 32 FEATHERSTONE ROAD, SOUTHALL, LONDON, UB2 5AB, Saacadu waa 7pm ilaa 12pm.
Wixii faah faahin dheeraada kala xidhiidh
Xoghayana garabka Dhalinyarada Waddani UK Mudane Siciid Aadan Dheeg Tel: 07961052769, Marwo Khadir Osman Dhogor Tel: 07508145694, Mudane Cabfifataax (Miig) Tel: 07957906255.

Allaa Mahadleh
Md Siciid Aadan Dheeg
Xoghayaha Garabka Dhalinyarada Waddani UKIMG_2399 IMG_2400 IMG_2401 IMG_2402 IMG_2403 IMG_2404 IMG_2405 IMG_2406 IMG_2407 IMG_2408 IMG_2409 IMG_2410