Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Si Qiiro Leh Uga Hadley Wasiir Xukuumadiisa Ka Tirsan Oo Ciidamada Dawladu Xalay Dileen +[ Muuqaal ]

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Raysal Wasaaraha dalka Somaliya Muddane Xassan ali Khayre oo saxaafada
kula Hadley xarunta madaxtooyada dalkaasi waxaa uu aad uga muragoodey geerida wasiirka hawlaha guud ee xukuumadiisa oo xalay ay ciidamada dawladu dileen

.https://youtube.com/watch?v=GqpSrnLqwQ8

Muddane Xassan Cali Khayre waxaa uu ku tilmaay wasiir Cabaas inuu ahaa nin aad u ixtiraam badan, firfircoon, caqli badan, waxaana uu alle uga baryay inuu naxariistii janno ka waraabiyo.