Daawo:Siyaasi Ku Baaqay In Maxkamadd Lasoo Hor Taago Safiirka Somaliland Ee Imaaraadka Baashe Morgan Fariina U Direy Bulshada..May.13,2017

Siyaasi Ku Baaqay In Maxkamadd Lasoo Hor Taago Safiirka Somaliland Ee Imaaraadka Baashe Morgan Fariina U Direy Bulshada..May.13,2017
Hargeysa(SM)May.13,2017-Siyaasi Jaamac Yuusuf Sahal ayaa farta ku fiiqay xubno uu ku tilmaamay inay duul ku yihiin boobka hantida Umadda,waxaana uu ka dhawaajiyey in maxkamadd lasoo hor taago Safiirka Somaliland ee Imaaraadka Baashe Morgan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Salaanmedia/Hargaysa