Siyaasi Nuuradiin Diini Oo Warbaahinta Ka Cadeeyey Danbiyada Lagu Soo Eedeyey Masuulyiin Ka Xidhan Xisbiga Waddani + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Nuuradiin Diini ayaa waxaa uu warbaahinta ka hor cadeeyey qodobo uu
sheegay in dacwad looga soo dhigay masuulyiin ka tirsan xisbigaasi oo xabsiga ku jira , isla markaana waxaa uu banaanka soo dhigay in masuulyiintaasi ujeedka ugu weyn ee ay u xidhan yahiin uu yahay xadhig siyaasadeed

Halkan Ka Daawo

https://youtube.com/watch?v=8-KzG1yPpUM