Somaliland Maanta Jar Bay Ka Sii Lalaa Laadaa ….” Siyaasi Keyse Cali Geedi Oo Weedhahii Ugu Adkaa Ku Weeraray Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye + [Muuqaal

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Kayse Cali Geedi oo ka mid ah saraakiisha xisbiga Waddani waxaa uu
weedhihii ugu adkaa uu ku weeraray xukuumada Somaliland iyo xisbigeeda Kulmiye
Siyaasigan ayaa sheegay in Somaliland ay maanta Jar ka sii laad laado isla markaana loo baahan yahay in xukuumada talada haysa iyo xisbiga Kulmiye laga bad baadiyo .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=BDPUsqB_6Jo