Tacsi Ku socota qoyskii Marxuun Kanadiid Cabdikariin May 7, 2017 Inaa li laahu WA inaa ilayhi raajicuun .

Tacsi Ku socota qoyskii Marxuun Kanadiid Cabdikariin
May 7, 2017 Inaa li laahu WA inaa ilayhi raajicuun .
Tacsii
Dhamaan Hogaanka sare ee Xisbiga Waddani UK, Dhamaan gudoomiyeyaasha Iyo gudiyada laamaha Gobolada UK Iyo Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Waddani Uk waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,qaraabadii ,Ehelkii ,Asxaabtii Iyo Dhamaan Bahweynta Xisbiga Waddani. Geeridii ku timid Marxuun Kanadiid Cabdikariin Jamac oo Saaka ku geeriyooday Magaalada Miltonkeynes. Waxaanu Marxuun ka ilaahay uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo qoyskii Iyo Caruurtii uu ka baxay Iyo dhamaanteenba Samir Iyo iimaan inaga siiyo Amiin Amiin.

Mataan M Omar
Sheffield UK.