Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Nabadsugida Oo Is Casilay + [Sababta ]

Muqdisho (Salaanmedia.com)_ Waxaa goor dhaweyd ku dhawaaqey in uu iscasiley taliye ku xigeenkii Hey’adda
Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaraka Somaliland ee dhanka howl galada C/salaan Yuusuf Guuleed

IMG_CA5B50-0AA5A5-D1207E-0955DB-7A5667-B3BAB4-1

Waxaana uu sarkaalkanu uu warqada iscasilaadiisa u gudbiyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Sidoo kale Taliye kuxigeenka ayaa shaaca ka qaaday inuu is casilay, isagoo aan sheegin sababaha uu isku casilay, hase ahaatee waxaa u mahad celiyay shaqaalihii iyo Mas’uuliyiintii la soo shaqeysay.

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Iscasilaada

18582091_445893975757282_8425818508789769857_n