Wafti Ka Socda Xukumada Somaliland Oo Wakhti Roobabkii Ka Da’een Barriga Gobolka Saaxil Olole U Tagey Xilli Ay Hore U Dayaceen Deegaanadaasi + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wafti ka socda xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay safar olale u muuqda ay ku
tageen deeganada Bariga magaalada Berbera oo la sheegay markii ay abaarta xun ka jirtay in ay aad u dayaceen

https://youtube.com/watch?v=AQkFoB2TJVc

Deeganadan ayaa waxaa labadii cisho ee ugu danbeeyey ka curtey roobabkii Gugu , waxaana waftigii xukuumada ka socdey ee halkaasi tegay ka mid ah wasiirul dawalaha wasaarada waxbarahsada iyo wasiirul dawlaha wasaarada Maaliyada