Wasiir Xaglo Toosiye Oo Iminka Jawaab Adag Warbaahinta U Mariyey Cali Khaliif Oo Hargeysa Ku Sugan , Reer Buuhoodle na Ugu Baaqey ….. + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaaarda caafimaadka Somaliland Saleeban Ciise Axmed Xaglo Toosiye
ayaa waxaa uu ka jawaabey hadalo uu sheegay in ay ka soo yeedheen madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galeydh .

Muddane Xaglo Toosiye ayaa waxaa uu sheegay in magaalada Buuhoodle aanu Cali Khaliif ka hor istaagi Karin Haay’adaha gar gaarka u sida

” Waxaan maqlaayey qolooyin uu Cali Khaliif Madax u yahay oo yidhi Haay’ad aan na soo marin Buuhoodle Iman meyso , waxaan leeyahay waar arinkaasi waa been ” ayuu yidhi Wasiir Xaglo Toosiye