Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa Oo Iminka Waraabinta Isku Yeedhay Iyo Arimaha Uu Ka Hadley + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa
oo goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu kaga Hadley xuska maalinta 18 May

Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu ka Hadley gudida uu Madaxweyne Siilanyo u saaray taakulenyta iyo uruurinta dhaqaale dib loogu kaabayo dadka ay abaaruhu ku dhufteen , waxaana uu afhayeenku ku baaqay in la sameeyo guddi madax banaan oo baadhis ku sameysa dhaqaalaha la soo uruuriyo