Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Jabuuti Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Baarlamaanka Somaliland Iyo Qaabkii Loogu Soo Dhaweeyey + [Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalka Jabuuti oo maalmihii ugu danbeeyey ku

sugnaa magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay saaka booqasho ku tageen xarunta guud ee baarlamaanka Somaliland
Xildhibaanadan ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey xarunta baarlamaanka Somaliland isa markaana waxaa faahfaahin laga siiyey qaabka uu u shaqeeyo baarlamaanku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan