Xisbiga Kulmiye Oo Iminka Ka Hadley Kulan La Sheegay In Uu Dhex Maray Muuse Biixi Iyo Madaxweyne Farmaajo + [Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Muddane Jaamac Shabeel
ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey safar uu gudoomiyaha xisbiga Kulmiye uu ku joogo caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa .

https://youtube.com/watch?v=wbaFwn-dFb8

Jaamac Shabeel waxaa uu ka gaabsadey in uu jawaab cad ka bixiyo kulan la sheegay in uu dhex maray Muuse Biixi iyo Madaxweyne Farmaajo , waxaana uu Jaamac Shabeel hoosta ka xariiqay in Muuse Biixi uu Addis Ababa ku joogo safar Khaas Ah