Xukuumada Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey Lacagta Loo Uruuriyey Dadka Ay Abaaruhu Ku Dhufteen Munaasibadii xuska 18 May + [ Sawiro ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddidii Madaxweynuhu u saaray taakuleynta dadka abaartu tabaalaysay
ee 18 May ayaa kulan ayaa waxaa ay kulan ku sheegeen Madatooada Somaliland
Guddian aaa waxaa ay ku shaaciyeen lacagta ilaa hadda soo gaadhay guddida ee ka timid muwaadiniinta reer Somaliland, waxaana Shir jaraa’id oo ay qabteen markii kulanku soo dhamaaday xubno loo xilsaaray oo ka mida guddidu ay saxaafadda u soo bandhigeen qadarka lacagta ay ururiyeen ama loo balan qaaday oo dhan 3,281,940.55 oo doolar. ( Saddex Malyan Laba boqol Iyo Kow iyo Sideetan Sagaal Boqol iyo Afartan Doller )

18620405_1307716742675509_207255731850679669_n

IMG_75F806-DD4A65-8277B3-58C274-4AE702-1BF233

18582097_1307716746008842_4386254094319399742_n

18582132_1307716739342176_7189752662928240206_n

18581502_1307716849342165_8388168529018482532_n

18622531_1307716872675496_4099802467218871397_n

18622275_1307717319342118_6548426507692258687_n

18556040_1307717426008774_7387888258045274974_n

18581945_1307717526008764_1599242336561710089_n

18671114_1307717619342088_6437945558021588107_n

17522750_1307717796008737_7579821519611537139_n