Daawo] :- Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Ku Dhawaaqey In Ay Bari Ciid Tahay.24.06.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka diinta iyo aw qaafta Somaliland sheekh khaliil Axmed ayaa waxaa uu ku
dhawaaqey in ay maalinta bari ay tahay ciid ka dib markii curashada bisha shuwaal lagu arkay deeganka Adhi Cadeeye ee gobalka Sool

Halkan Ka Daawo