DAAWO Badhasaab Ku Xigeenka Sanaag Oo Ka Hadlay Xaaladihii U Danbeeyey Ee Deegaanka Dararwayne Ee Degmada Ceel-afwayn

Sanaag (Salaanmedia.com)_ Badhasaab ku xigeenka gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyey xaaladihii u danbeeyey ee deegaanka Dararwayne ee degmada Ceel-afwayn oo dhawaan shaqaaqo khasaare sababtay ku dhex martay laba beelood oo wada dega deegaankaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtube.com/watch?v=41utZSIpFsU