DAAWO: Barnaamij Si Qoto Leh U Qaadaa-dhigaya Afartii Madaxweyne Ee Somaliland Soo Maray Iyo Waayahoodii.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Waxa aanu halkan idinku soo gudbin doonaa barnaamijka toddobaadlaha ah ee dIB u XASUUSO TAARIIKHDA oo HCTV kusoo bandhigo dhacdooyin ka turjumaya maraaxilkii ay Jamhuuriyadda Somaliland soo martay