DAAWO: Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex-maray Xoghayaha Dawladda Hoose Ee Hargeysa Iyo Suldaan Barre Xaaji Xuseen Iyo Sababta

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Suldaan Kayse Bede ayaa raali-galin ka bixiyay dagaal gacan ka hadal ah oo shalay dhex-maray xoghayaha dawladda hoose ee Hargeysa iyo Suldaan Barre Xaaji Xuseen, halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa