Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen Cabdi Waraabe kana mida xildhibaanada ugu dada weyn golaha Guurtida Somaliland ayaa ugu baaqay labada beelood ee walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka Ceel-afweyn inay joojiyaan dirirta iyo dilka.