DAAWO: “Dagaalka Ka Socda Ceel-afweyn Waxa Ka Dambeeya Boqor Buurmadow” Xildhibbaan Ka Tirsan Gollaha Guurtida Boqor Buurmadow Ku Eedeeyay Colaada Ceel-afweyn.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Xildhibaan Cumar Nuur Waaye oo ka mida mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa boqor Buur-madow ku eedeeyay inuu ka danbeeyay dirirta mar kale ka soo cusboonaatay deegaanka Darerweyne ee degmada Ceel-afweyn, halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

https://youtube.com/watch?v=XY8khCQj76w