DAAWO: Guddoomiyaha Guurtida Oo Muddeeyay Wakhtiyada Ay Baxayaan Guddigii Ay U Magacaabeen Xalinta Colaada Deegaanada Dararweyne Iyo Xariirad.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan Nuur) ayaa sheegay in maalinta arbacada ay baxayaan laba gudi oo ay iska soo xuleen golaha guurtidu kuwaasi oo u kala bixi doonaa deegaanka Dararweyne iyo xariirad.
Somalilandto