DAAWO: Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Ka Hadlay Website-yo Ay Xukuumaddu Hawada Ka Saartay.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa ka hadlay Website-yo ay dhawaan xukuumaddu ka saartay hawada, halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Halkan Kq Daawo

https://youtube.com/watch?v=GfM1pWlgwtQ