DAAWO MAAYER KU XIGEENKA BURCO IYO XILDHIBAAN LABA HADAL OO KALA GAARA KU SHEEGAY INAY SAYALADA BURCO KA DHISAYAAN

Burco (Salaanmedia.com)_ Maayer ku xigeenka magaalada Burco ayaa sheegay inay saylada burco aan la iibinayn ee ay ka dhisayaan musqulo una habaynayaa hangaradii hore sayladu u lahaan jirtay iyo xildhibaan axmed af yare oo sheegay in saylada Burco ay ka dhisayaan Sariibad. Laga soo adeegto. Masuuliyiintaas oo laba hadal oo kala gaar ah. U soo jeediyay bulshada. Burco

Halkan Ka Daawo