DAAWO: Madaxwaynaha Siilaanyo Iyo Wasiirro Ka Tirsan Xukuumaddiisa Oo Maanta Qaatay Kaadhkii Codbixinta

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ )-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo xubno kamid ah golahiisa wasiirada ayaa maanta si rasmi ah u qaatay kaadhadhkoodii codbixinta.

Halkan Ka Daawo