DAAWO: Mudaharaad Ka Dhacay Magaalada Burco Iyo Wuxuu Daaranyahay.30.07.17

Burco (Salaanmedia.com)_ Mudaharaad ay dhigeen ganacsatada yar yar ee magaalada Burco kaas oo ay kaga cabanayeen tacadiyo ay sheegeen inay dawladda hoose u gaysatay. Hoos ka DAAWO.

https://youtube.com/watch?v=2g3QJ1l0YJk