DAAWO: “Murrashaxa Xisbiga KULMIYE Dad Way Diidi Karaan, Dad-na Way Dooni Karaan……” Madaxtooyadda Oo Ka Hadashay Mudaharaad Lagaga Soo Hor-jeedo Murrashax Muuse Biixi Oo Ka Dhacay Gabiley.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Af-hayeenka Madaxtooyadda Somaliland Xuseen Aadan Cige (Dayr) ayaa ka hadlay mudaharaad lagaga soo hor-jeedo Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi