Daawo Muuqaal Qarsoodi Ah Oo Laga Duubay Ciidamada Booliska Burco Oo Si Anshaxa Ka Baxsan U Jiid-jiidaya Xildhibaan Golaha Deegaanka Burco Ka Tirsan Oo Maayarka Dagaal Gacan Ka Hadal Ahi Dhex Maray

Burco (Salaanmedia.com)_ Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa muuqaal qarsoodi ah oo laga duubay ciidamada Booliska Burco gaar ahaana ilaalada dawlada Hoose ee Burco oo si anshaxa ka baxsan ula dhaqmay una jii-jiidaya xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka Burco oo dagaal gacan ka hadal ah uu maanta dhex maray mayaarka magaalada Burco Maxamed Muraad laguna magacaabo Kayse.
Waxaana amarka ciidamadan siiyey maayarka magaalada Burco Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan “Muraad”sida ay
Shabakada Salaanmedia.com u xaqiijiyeen dad goob joogayaal ahaa.

Halkan hoose ka daawo