DAAWO: “Muuse Biixi In Uu Yidhaahdo Xisbi Aan Kayga Ahayni Kama Shaqayn Karo Gabiley Waa Wax Aad Loola Yaabo, Xafiiskii Laysku Haystay Ee WADDANI Waxa La Wareegay KULMIYE, Maantana Xafiiskii UCID Waa…..” Xisbiga UCID

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka) ayaa ka hadlay xadhig saaka lagula kacay masuuliyiintii xisbiga UCID ee gobolka Gabiley,Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa