DAAWO: Qoraa Cali Qoryoollay Oo Sheegay In Uu Ku Biirayo Xisbiga WADDANI, Eedo-na U Jeediyay Hoggaanka Sare Ee Xisbiga KULMIYE.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Qoraa Cali Qoryollay ayaa sheegay in uu ku biirayo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI eedana u jeediyay hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE

Halkan Ka Daawo