DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Shir Muqdisho Laga Soo Abaabulay Oo Lagu Qabanayo Buuhoodle.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay shir ka dhacaya Buuhoodle oo laga soo abaabulay magaalada Muqdisho iyo waliba falal ka dhacay Hargeysa oo uu sheegay in dad loo soo qabqabtay.