DAAWO: “Waxa Aan Leeyahay Dadka Halkan Fadhiya KULMIYE Wuu Idinka Buuxaa WADDANI-na Wuu Idin Baahan Yahay…” Hoggaamiye Xirsi Oo Khudbad Qiiro Leh U Jeediyay Taageerayaal Cusub Oo Ku Soo Biiray Xisbiga WADDANI

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay taageerayaal cusub oo maanta ku soo biiray xisbiga WADDANI

https://youtube.com/watch?v=YrwzoeqatZs