DAAWO: “Waxaad Tihiin Seedi Iyo Sodog, Ilmaabti Iyo Ehel Illahay Ayaa Meel Idinku Wada Abuuray Nabada Qaata”. Guddoomiye Cirro

Hargaysa (Salaanmesia.com)_ Murashaxa Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa si dareen leh baaq ugu diray beelaha walaalaha ah ee dirirtuku dhexmrtay degaanka Dararweyne ee Degmada Ceel-afweyn. Guddoomiye Cirro oo ka hadlaayay madal saddexda Xisbi Qaran fariin isku mid ah maanta ay ka dirayeen Hoos Ka DAAWO Hadaladiisi.

https://youtube.com/watch?v=m88DNq0-0X0