DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Canbareeyay Sayladii Xoolaha Burco Oo Ganacsato Laga Iibiyay.28.07.17

Burco (Salaanmedia.com)_ Xisbiga WADDANI ayaa canbareeyay Sayladii xoolaha Magaalada Burco oo laga iibiyay koox ganacsato ah.

Hoos ka DAAWO

https://youtube.com/watch?v=w1NJG4GBqMc