DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Eedaymo Culus U Soo Jeediyey Xukuumadda Somaliland Iyo xisbiga KULMIYE

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uur-cadde ayaa eedaymo kulul usoo jeediyey xukuumadda Somaliland iyo xisbiga KULMIYE

https://youtube.com/watch?v=ZQ6IqsalRv8