DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Guri Ay Ka Kiraysteen Magaalada Gabiley Oo Ay La Wareegeen Ciidamada Boolisku Iyo Sheekhu Baladka Gobolka Gabiley Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay.

Gabiilay (Salaanmedia.com)_ -Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa si adag uga hadlay guri ay kiraysteen magaalada Gabiley oo ay la wareegeen ciidamada Booliska iyaga oo xisbiga KULMIYE ku eedeeyay inay ku qabsadeen gurigaasi,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

https://youtube.com/watch?v=e5Lwx3OZ6v4