DAAWO: Xisbiyadda WADDANI Iyo KULMIYE Oo Iska Difaacay Eedaymo Uga Yimid Guddiga Anshaxa Ee Komishanka Doorashooyinka.

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) iyo guddoomiye ku-xigeenka kowaad ee xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay eedaymo uga yimid guddiga anshaxa ee komishanka doorashooyinka qaranka,

halkan hoose ka DAAWO muuqaalka
warkaa