Dadwayne Danyar Ah Oo Cabasho Xoogan Oo Caddaalad Darro Ah Ka Muujiyey Maayarka Magaalada Burco Fariin Adagna U Direy Xukuumadda

Burco (Salaanmedia.com)_ Dadwayne danyar ah oo dagan xaafadda garoonka kubadda cagta Burco ayaa cabasho xoogan ka muujiyey maayarka magaalada Burco Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan “Muraad”,waxaana ay shacabkani fariin u direen xukuumadda madaxwayne Siilaanyo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka