Deg Deg ]:- Wasiir Qabyo Tire Oo Iminka Warbaahinta Kula Hadley Goob Ka Baxsan Hargeysa Iyo Arimaha Uu Ku Dhawaaqey +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaarada qorsheynta ayaa waxaa uu warbaahinta kula Hadley magaalada Burco
waxaana uu halkaasi ka qaatey kaadhkiisii codeynta
Wasiirka ayaa waxaa uu bulshada reer Burco ugu baaqay in ay kaadhadhkooda codeynta ay qaatan , waxaana uu carabku ku dhuftey in kaadhadh qeybintu uga socoto magaalada Burco qaab aad u hooseysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=84wpoqm0tMs