Golaha Guurtida Oo Maanta Ku Dhawaaqey Afar Guddi Iyo Goobaha Loo Kala Diri Doono +[ Muuqaal]

Hargaysa(Salaanmedia.com)_ Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay ku dhawaqeen liiska
magacayada Afar Guddi oo ay golahaasi kala diri doonan
Afartan Guddi ayaa loo kala diri Doono1. Dagaalka Ceel Afweyn 2.Mago loo kala qaadayo beelo wada dega Xariirad 3. Guddi soo kormeeta dhibaatoyinka ay ka tageen abaaruhu uu kala bixi doonta Burco iyo 4. Borama

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=e9DQnVBc_-U