GUDDOOMIYIHII HOREÂ XISBIGA WADDANIÂ LAANTIISA SWITZERLANDÂ MAXAMED CISMAN ABOKOR GAWAADHIÂ OO LOO MAGACABAY XOGHAYAHA GUUD EE GARABKA DHALINYARADAÂ QAARADDA EUROPE
Uk (Salaanmedia.com)_ Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka wadani Ee Qaaradda Europe Cabdiqaadir Maxamed C/Laahi (Cukaashe) ayaa warsaxafadeed Uu Soo Saaray waxa uu xoghaya guud Garabka dhalinyarada Ee Xisbiga Wadani Ee Qaaradda Europe Uu U Magacabay maxamed cisman abokor (gawaadhi) Oo Horre u ahaa guddoomiyhii Xisbiga Wadani Ee Dalka Switzerland
Guddoomiyihii hore Dalka Switzerland ee Xisbiga Wadani isla Markaasna imika Loo Magacabay Xoghayaha guud garabka dhalinyarada Xisbiga Wadani Ee Qaaradda Europe ayaa ah ka mid ah Xubnaha Ugu Firfircon Ee ka Mid ah Masuliyiinta Xisbiga Wadani Ee qaaradda Europe isla markaana ahaa aasaashii laanta Switzerland ee xisbiga waddani. Waxaanu inta badan kaalin firfircoon ka qaata hawlaha xisbiga waddani ee qaaradda europe isagoo qayb muhiim ah ka qaata Xafladaha Lagu Tagerayo Xisbiga Wadani Ee ka Dhaca Gudaha Wadamada europe.
Warsaxafadedka Xilka Xogahayaha garabka dhalinyarada ee qaaradda Europe ayaa u Dhignaa Sida Tan.