Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Iminka Magacaabis Sameeyey Iyo Cida Uu Magacaabey.Sabti 29.07.17

Sabti.29.07.17Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan
Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa masuullyiin cusub xilal u magacaabey

IMG_7DC947-454F13-C72E65-02AC2E-6157F9-B68503

Gudoomiyaha ayaa magacaabey xoghayha cusub ee Dalxiiska , xoghayha cusub ee Arimaha Bulshada , Xoghaye ku xigeenka Diinta iyo Awqaafta iyo la taliyaha gudoomiyaha ee arimaha maamul wanaaga

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqadaha Magacaabista

20503796_1491175977607753_680697768_n

20503865_1491177294274288_2055410130_n