“Maanta Waxa Aanu Rabna Tartan Qoomiyad Ku Dhisan Oo Aan Qabyalad Ku Dhisneyn Oo Is Dhex-galkii Umada Soo Celiya” Xildhibaan Qabile

Hargaysa (Salaanmeeia.com)_ -Xildhibaan Qabile oo kamid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay arrimo badan,waxaana uu fariin u direy madaxda axsaabta Qaranka Somaliland ee WADDANI UCID iyo KULMIYE