Madaxweyne Siilanyo Oo Maanta Ka Hadley Horumarka Ay Xukuumadiisu Ku Talaabsatey Mudadii Uu Xilka Hayey +[ Muuqaal]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu aanta ka qeyb galay daah furka
ee horumarinta qaranka Somaliland
Madaxweyne Siilanyo oo goobtaasi khudbad ka jeediyey waxaa uu si kooban uga Hadley horumarka ay xukuumadiisu k talaabsatey intii uu talada dalka hayey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan