Mudaharaad Maanta Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo , Wadooyinka Oo Taayiro Lagu Gubay Iyo Arimaha Laga Cabanaayo + [Muuqaal]

Ceerogaabo (Salaanmedia.com)_ Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa ay maanta
magaalada Ceerigaabo ka sameyeen mudaharaad isla markaana waxaa ay taayiro ku gubeen qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Ceerigaabo

https://youtube.com/watch?v=bf5VNnNW2i8

Waxaana uu mudaharaadkani ahaa mid lagaga soo hor jeeday qaabka uu kominshanka doorashooyinku u maamulay shaqaalaha qeybin doona kaadhadhka cod bixiyayaasha Somaliland