Daawo Muqaal:Sucuudiga Oo Xiyiraadii Ka Qaadey Dhoofka Xoolaha Somaliland iyo Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo shaaciyey.Axad 23.07.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir
Cukuse ayaa waxaa uu maanta saylada xoolaha ee magaalada Hargeysa uu ka dhex sheegay in dalka Sucuudigu uu xayiraadii ka qaadey dhoofkii xoolaha Somaliland

Halkan Ka Daawo