Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadashay Mudaharaad Xalay Ka Dhacay Gabiley Oo Lagaga Soo Horjeeday Murrashax Muuse Biixi,Dhaliilona Usoo Jeediysay Xisbiga WADDANI

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiiru dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay mudaharaad xalay ka dhacay Gabiley oo lagaga soo horjeeday murrashaxa madaxwayne ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi,waxaana wasiiru dawlahu dusha u saaray mudaharaadkaasi xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI,isaga oo sidoo kalena dhaliilay xisbiga WADDANI.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka