Wasiir Cali Mareexaan Oo Ka Hadley Halka Ay Mareyso Wadada Ceerigaabo + [Muuqaal

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryeenta Somaliland Cali Maxamed Xassan Cali
Mareexaan ayaa waxaa uu ka Hadley halka ay iminka Mareyso wadada isku xidha Ceerigaabo iyo Burco
Wasiirka ayaa sheegay in dhamaan wadadaasi oo ah 300 KM ay dhamaan iminka isku wada xidhmeen oo aanay jirin meel aan wax laga qabanin , daamurkii lagu shubi lahaana uu soo socdo balse iminka inta badan wadadaasi ay tahay Caro Kaawo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan