Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Shaaciyey Tirada Dadka Loo Xidh Xidhay Dagaalka Ceel Afweyn +[ Muuqaal]22.07.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Wasiirka arimaha gudaha Somaaliland ayaa waxaa uu maanta ka Hadley
dagaalka mar kale ka soo cusboonaadey deeganka Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag
Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu shaaciyey tirada dadka loo soo xidh xidhay arintaasi oo uu ku sheegay in ay ka badan yahiin 100 qof

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=XbOTloK3yv8